Bushaaro Muhiim ah oo ku socda Qurbo Joogta Soomaaliya ee Daafaha Dunida kunool

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In machadka fatxulkhayr oo ku yaal magaalada hargaysa uu kuu diyaariyay Waxbarasho heer sare ah oo lagu baran doono xifdiga quraanka iyo Shareecada islaamka iyo barashada duruusta . Dugsigan waxaa lagu dhigan doonaa hab casri ah oo … Continue reading Bushaaro Muhiim ah oo ku socda Qurbo Joogta Soomaaliya ee Daafaha Dunida kunool